Adeegga

Adeegga Boosbannaan.com

1.
Xayaysiin ballaaran

Shaqadeenu waa in aan idiin samayno xayaysiin ballaaran oo keenta in la helo dad booska/guriga gata ama kiraysta, Insha Allah.

2.
Gudaha iyo dibadda

Xayaysiintu waxay gaaraysaa gudaha iyo dibadda dalka.

3.
Qiime fiican

Xayaysiinta qiimeheeda waa $5 (bishii) halkii boos/guri.

4.
Sawir/filin iyo faahfaahin

Qaabka aan u xayaysiino waa mid sawir iyo filin leh, si dadku ay booska/guriga si fiican u arkaan. Taaso ay la socoto faahfaahin gaaban.

5.
Ballan qaad

Waxaanu idiin ballan qaadaynaa in aan intaan awoodno dadaali doono si aad u gadid/kiraysid booskaaga/gurigaaga, Insha Allah.

6.
Matalaad buuxda

Inkastoo adeegga shirkaddu ay tahay xayaysiin, waan idin matali karnaa hadii loo baahdo, Insha Allah..